Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu weeraray Sh/hoose & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii xoogaga Al-Shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM iyo kuwa DF ku leeyihiin degaan lagu magacaabo Buufow bacaad oo ku dhow magaalada Marko. Labada dhinac … Continue reading Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu weeraray Sh/hoose & faahfaahino ka soo baxaya